WIIL SOMALI AH OO KA HADLAY DHIBATADA GIRIIGA KA JIRTA.

(SAWIRKA)-HUDA HUSSEIN ADEN,24-JIR AH KU DHIMATAY GIRIIRGA 2022-KII.

(ATHENS)-Dalka Giriiga waxa uu ka mid yahay dalalka ey u tahriibaan dadka ka soo kala jeedo Qaaradaha Afrika iyo Asiya,ilaalada xeebaha Giriiga ayaa si ba’an waxa ey u jirdilaan dadka megengalya doonka ah marka ey soo gaaraan xeebaha Giriiga. Cabsida dib u soo celinta doomaha ey saaran yihiin dadka tahriibaayo ayaa noqotay mid sii kordhaysa,ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ayaa si xoog ah waxa ey dib u soo celiyaan doomaha wada dadka megengalyo doonka ah,dadkaan ayaa u baxsada dhul eysan aqoon si ey uga badbaadaan xirig,jirdil iyo dhac loo geysto,xukuumadda Giriiga ayaa xirta dhammaan dadka tahriib ku soo gala dalkeeda.

ISHA/MEE.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

DALKA IRAN OO U YEERAY SAFIIRKA DENMARK.

Next
Next

DENMARK OO CAMBAAREYSAY GUBIDA…