WIIL SOMALI AH OO DAD KU DILAY JARMALKA.

GOOBTA DILKU KA DHACAY.

(BERLIN)-Laba qofood ayaa la dilay mid kalane si xun ayaa loo dhaawacay ka dib markii lagu dhuftay Mindi maanta oo Talaada ah Koonfurta Galbeed ee dalka Jarmalka,sidaas waxaa sheegay ciidamada booliska,qofka lagu tuhmaayo inuu gaystay dilka ayaa ah mid hadda eey ciidamadda gacanta ku hayaan. Booliska ayaa sheegay ineey u digeen dadka degan nawaaixga uu ka dhacay weearka loo adeegsaday Mindia kana dhacay magaaladda LUDWIGSHAFEN galabnimada maanta oo ahayd Talaado.Qofka lagu tuhmaayo inuu gaysatay weerarka loo adeegsaday Mindida ayaa lagu sheegay inuu yahay SOMALI da’adiisu tahay 25-jir ugu horeyntii goobta uu ka dhacay falka dilka ah isaga baxsaday waxaane laga soo qabtay gudaha Farmashi.

ISHA WARKA ABC.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ISRAEL OO U YEERTAY SAFIIRKA AUSTRALIA.

Next
Next

20-SANO OO LAGU XUKUMAY CABDULLAHI AXMED CABDULLAHI.