WIIL 17-JIR AH OO LAGU QABTAY XARADHEERE.

(SAWIRKA)-GOOBTA LAGU QABTAY WIILKA YAR EE ALSHABAAB SAHANKA U AHAAY.

(XARADHEERE)-Wararka ka imanayo degmada Xaradheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaayo in Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaayo xoogaga degaanka ayey u suurtagashay iney soo qabtaan wiil 17-jir ah laguna magacaabo Cismaan Maxamud Barre,wiilkaan dhallinyarada ah ayaa waxa uu ka tirsan yahay kooxda Alshabaab ee lagu halaagay degmada Xaradheer ee koonfurta gobolka Mudug. Saraakiisha ciidmada ee ku sugan aaga Xaradheere ayaa sheegay in wiilkaan yar ey kooxda Alshabaab u adeegsanaysay inuu u noqdo sahmiye goobaha la dhigi karo Miinooyinka ee degmada Xaradheere.

ISHA/HIIRAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAA LAGA FILAN KARAA DOORASHADA MASAR?

Next
Next

MARAYKANKA OO TAAGEERAY SOOMAALIYA.