WEERARKA SAXAAFADDA SOOMAALIYA WAA MIDAAN LAHAYN HAKAD.

somalia-security-mogadishu-conflict-journalists-detained-getty.jpeg

Shalay waxa uu madaxweynaha waqti xileedkiisu dhammaaday uu la kulmay masuuliyiinta warbaahinta madaxa banaan kana hawlgasha Muqdisho,warark qaar aya sheegaayo in Farmajo ka rabo warbaahinta madaxa banaan ineey u sameeyaan iidheh ku saabsan doorashadiisa aan cagaha badnayn,wararka qaar ayaa ayana sheegaayo inuu bixnaayey raaligelin ku saabsan tacadiyadii eey geeysatay xukuumadiisa afartii sano ee la soo dhaafay. Waa wax caadi ka ah agtooda dalalka eey hogaamiyaan kuwa caqligooda yahay kalitalisnimo sida Afawerkaha Eritereeya iyo Farmaajaha soomaaliya,maalmo ka hor maxaa ka dhacay Muqdisho ciidamadda Haramcadka ayaa weeraray warbaahinta Mustaqbal,Gaalkacyo wixii ka dhacay isu sheegi mayno intuba waxa eey dheceen waqti dalka eey ka jiraan kacdoono looga soo horjeedo waqti kororsiga Farmajo oo ugu dambeeyn la soo afjaray,gudiga difaacda saxafiyiinta(CPJ) qoraal eey soo saartay ayey kaga hadashay arrimaha la xiriira xadgudubyada ciidamadda dawladda soomaaliya ku sameeyaan saxafiyiinta tacadiyadii ugu dambeeyey ayaa ka kala dhacay Muqdisho iyo Gaalkacyo. XIGASHO CPJ.

RIIX HALKAAN

Previous
Previous

DHAC HUBAYSAN IYO AFDUUB KA DHACAY BANK KU YAALO….

Next
Next

SOOMAALIYA IYO WARBAAHINTA.