WEERAR LOO ADEEGSADAY MINDI KANA DHACAY….

LAS VEGAS.

(LAS VEGAS)-Nin weerartamay ayaa waxa uu watay mindida looga adeegto kushiinka waxa uuna ku dilay laba qofood waxa uuna ku dhaawacay lix kale ka dib markii uu ku dhuftay mindidi uu watay magaaladda Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkaasi Maraykanka ka hor inta aan la qaban maanta oo khamiis ah,sidaas waxaa sheegay ciidamadda booliska.Seddex qofood ayaa loola cararay isbitaalka kuwaaso eey aad u liidatay xaaladooda caafimaad iyo seddex kale uu iska fudud yahay dhaawacooda sida laga soo xigtay booliska magaaladda Las Vegas.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TAHRIIBAYAAL KU DHINTAY BADDA GIRIIGA…

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY MICHIGAN.