TAHRIIBAYAAL KU DHINTAY BADDA GIRIIGA…

SAWIRKA DOON GADOONTAY.

(GIRIIGA)-Dalka Giriiga waxa uu ka mid yahay wadamadda martigeliyo qaxooti aad u fara badan kana kala yimid qaaradaha Afrika iyo Asiya,qaxootigaan ayaa soo mara dalkaasi Turkiga ka dibne doomo ka soo raaco halkaasi,inta badan tahriibayaasha ayaan haysan cunto iyo biyo eey cabaan marka lagu soo daadiyo xeebaha dalkaasi Giriiga oo waxaa la arkaa tahriibayaal la socon kari waayey gaajo iyo haraad kuna dul dhimanaayo buuro u dhexeeyo dalalka Turkiga iyo Giriiga,hadaba dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay ayaa dhawr doon waxa eey ku gadoomeen badda u dhexeeyso Giriiga iyo Turkiga waxaane ku dhintay dad gaaraayo 22-qofood waxaane weli la la’ayahay tiro kale oo ka mida tahriibayaasha.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

FASHAL KU YIMID SHIRKII TPLF IYO DAWLADDA ITOOBIYA.

Next
Next

WEERAR LOO ADEEGSADAY MINDI KANA DHACAY….