Weerar lagu qaaday ciidamadda Danab.
Kooxda Alshabaab ee dagaalka kula jirta dawladda soomaaliyeed ayaa maanta waxa eey weerar ku qaadeen xarun eey deganyihiin ciidamadda danab ee XDS kuwasoo hawlgal eey la smaeeyaan ciidamadda Maraykanka ee ka tirsan AFRICOM,weerrka ayaa waxa uu ka dhacay degaanka Janaa Cabdalla oo ilaa 50-KM galbeedka kaga beegan magaaladda kismaayo ee gobolka jubadda hoose. Weerarka oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa waxaane ku geeriyooday shan askeri oo ka tirsan ciidamadda Danab waxaane ku dhaawacmay hal askeri oo Maraykan ah. XIGASHO DAILY SABAH.