Taariikhda Dagaalka u dhexeeyo Turkiga iyo Giriiga.
Dalalka turkiga iyo Giriiga waa laba dal oo deris ah waxaane ka dhexeeyo dhibaatooyin badan oo la xiriiro dhinaca dhulka,dhibaatooyinkaan ayaa soo jiitamayey muddo dheer laakinse hadda arrintu waxa eey ku sii siqaysa in la is fara saaro waayo dalka Giriiga ayaa waxa uu xulafo la sameeystay dalalka Masar iyo Imaaraatka kuwaasoo eey colaad ba’an kala dhexeyso dalka Turkiga,dalalkaan uu xulafeystay Giriiga ayaa ujeedkoodu yahay sidii qashqashaad loogu sameeyn lahaay danaha Turkiga ee dalka Liibiya,si aan wax badan uga ogaano arrimaha la xiriiro khilaafka u dhexeeyo dalalka Turkiga iyo Giriiga ayaan waxaan wargayska Arabicpost.net ka soo Xigtay Video ka hadlaayo taariikhda.