WEERAR KA DHACAY DALKA MOZAMBIQUE.

6240.jpg

Maleeshiyaat islaamiyiin ah ayaa waxa eey weerareen magaaladda Palma ee dalka Mozambique todobaadkii la soo dhaafay waxaane weerarkaas lagu la’ayahay tobaneeyo dad ah ka dib markii maleeshiyaatka islaamiyiinta ah hareereeyeen Hotel weerareena kolonyo jidka maraysay,dadka reer Mozambique ee degan magaaladda Palma waa eey ogaayeen weerarka maleeshiyaatka islaamiyiinta ah oo waxa eey maqleen dhawaqa rasaasta ka dheceysay qoryaha eey wateen maleeshiyaadka islaamiyiinta ah,weerarka ayaa waxa uu bilawday afartii galabnimo(4:00)PM maalintii Arbacada-24/3/2021-ka,maleeshiyaadkaan islaamiyiinta ah ayaa waxa eey batilmaameedsadeen goob laga qodo gaaska dabiiciga kuna taalo badweynta Indiya,magaaladda Palma ayaa waxa eey dhacdaa meel u dhaw xuduudka dalka Tanzania.XIGASHO WARGAYSKA THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

QAREENAD XISBI OO LAGU GANAAAY LACAG DHAN……

Next
Next

MAXAA MAANTA KA DHACAY HOOLKA GOLAHA SHACABKA?