WEERAR DAD LAGU DILAY KANA DHACAY…
ASKARTA DRC.
(KIGAALI)-Weerar eey qaadeen maleshiyaad reer Koongo ah ayaa waxa uu ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Koongo(DRC) waxaane weerarkaas ku dhintay dad dhan 24-qofood waxaane meydkooda la helay 7-qofood oo ka mida 24-ka qof ee la dilay dhammaadkii todobaadkii tegay. Dad dhan 15-qofood ayaa weli la la’ayahay ka dib markii uu weerar ka dhacay waqooyiga KIVU ee golka Beni,weerarkaas ayaa waxaa geystay maleeshiyaad la dagaalo xukumada Koongo lana yiraahdo Xoogaga Isbahaysiga Dimuqaradiga(ADF).
ISHA WARKA AA.