WAXA AAN U NIMID INAAN KU DILNO.

(SAWIRKA)-GANACSADE YASLAM ALDHAYIN.

(KHARTUM)-Yaslam Al-dhayib waa ganacsade reer Sudan ah waxa uuna jiraa 49-sano,Yaslam ayaa haysta dhalashada dalalka Holland iyo Ingiriiska,Yaslam ayaa waxaa magaaladda Khartuum ka qabtay xoogag ka tirsan kuwa Gargaarka deg dega ah(RSF) waxaane la geeyey saldhig ey leeyihiin Xoogaga Gargaarka Deg dega ah(RSF) kuna yaalo Khartuum,Yaslam ayaa halkaasi waxa uu kula kulmay shaqsi uu horay u yaqiin looguna yeeri jiray Doctor,shaqsiga uu Yasalm la kulmay ayaa shaqsi soo bartay maaliyadda kuna haysto shahaadada Phd-da ee dhinaca maaliyadda. Shaqsigaan uu Yaslam la kulmaya ayaa horay u ahaay nin ka shaqeeyo Bangi magac ku leh gudaha dalka Sudan.

ISHA/MEE.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAA KA SOO BIXI DOONO SHURKA ISNIINTA?

Next
Next

ATMIS OO FAARUQISAY…