WASIIRADDA ARRIMAHA GUDAHA UK OO…

WASIIRADDA ARRIMAHA GUDAHA EE DALKA INGIRIISKA SUELLA BRAVERMAN.

(LONDON)-Wasiiradda arrimaha Gudaha ee dalka Ingiriiska Suella ayaa shalay oo Sabti ahayd waxa ey gaartay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali,ujeedka booqashada Wasiiradda Arrimaha Gudaha dalka Ingiriiska ee daka Rwanda ayaa ah sidii dadka megengalyo doonka ah ee aan weli loo aqoonsan dad Qaxooti ah kuna sugan gudaha dalka Ingiriiska in si xoog ah loogu musaafuriyo dalka Rwanda ee ku yaalo Qaaradda Afrika inta laga soo dhammaystiraayo macaamiladooda. Booqashada xoghayaha Arrimaha Gudaha dalka Ingiriiska Suella Braverman ayaa sheegtay in siyaasadda muhaajiriinta tahay mid dhaqangelayso ee aan baaqanayn waxa eyna lidi ku tahay khatarta ka dhallan karta safarka aan sharciga ahayn ee dhinaca badda ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SHIINEYS LAGU DILAY AFRIKADA DHEXE.

Next
Next

TRUMP OO XABSI GELI DOONO…