WASIIR C/RISAAQ OO FAAHFAAHIN KA BIXIYEY…

(SAWIRKA)-WASIIR C/RISAAQ CUMAR MAXAMED.

(HIIRAAN)-Shalay ayey ahayd markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud uu soo gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,MW-Xasan ayaa in mudda ah waxa uu ku sugnaay caasimadda Dawlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, Mdaxweynaha ayaa halkaas waxa uu ka weday hogaaminta dagaalka looga soo horjeedo kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta maamuladda H/shabeele iyo Galmudug. Hadaba maanta oo Isniin ah(4/9/23)-ka ayaa Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Md.Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed kuna sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qorshaha safarka ee Madaxweynuhu ku yimid Maxaas,Wasiirka ayaa sheegay in safaka Madxweyne Xasan sheekh yahay dardar gelinta dagaalka looga soo horjeedo kooxda Alshabaab.

ISHA/HIIRAAN ONLINE.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KANADA: XAFLAD AROOS OO ISU BEDESHAY MURUGO.

Next
Next

ISRAA’IIL OO SOO TARXIILEYSA QAXOOTI ERITEREYAAN AH.