WARIYE WASSWA OO WELI U XIRAY BOOLISKA GAROONKA ENTEBBE.

image.jpeg

Wariye Henry Wasswa ayaa khamiistii waxaa soo xiray ciidamadda amaanka Ugaandha waxa uuna Waaswa ku eedeysanyahay inuu degay Hotel loogu talagalay in la soo dejiyo qaxooti reer Afgaanistaan ah.Mar uu arrintaan ka hadlaayey ku xigeenka afhayeenka booliska magaaldda Kampal Luke ayaa sheegay in Wasswa sameeyey shaqo qaldan,waqti qaldan iyo goob qaldan,waxa uuna intaas raaciyey in boolisk garoonka diyaaradaha Entebbe bilaabeen baaritaan la xiriiro arrinta Wasswa.XIGASHO OBSERVER.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

CIIDAMADDA UGAANDHA OO GACANTA KU SOO DHIUGAY…

Next
Next

RAMLA CALI OO CEEBEYSAY WASAARADDA CAYAARAHA SOOMAALIYA.