WARGAYSKA THE GUARDIAN OO SHEEGAY…

SAWIRKA CABDALLA MUUMIN.

(SOMALIA)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa dul dhigtay damaanad xadidan saxafiga leh tixgelinta ahne ninka u ololeeyo xuquuqda warbaahinta ee dalka Soomaaliya(Cabdalla Muumin) ayaa hadda u baahan daryeel caafimaad isagoo ka cabanaayo kilya xanuun sii kordhaayo taaso ey sabab u tahay mudadii uu Cabdalla u xirnaay hayadaha amaanka gaar ahaan hayadda sirdoonka qaranka NISA iyo ciidamadda booliska Soomaaliyeed horaantii sannadkaan-2022-ka. Cabdalla Muumin ayaa ah nin wax ka dhisay Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed(SJS),waxa uuna Cabdalla MuuMIN ahaay nin wax ka qora arrimaha dalka Soomaaliya waxa eyna qoraaladiisa ku soo bixi jireen wargayska The Guardian waa sida uu sheegay Wargayska shalay oo Jimca ahayd.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAANKA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAX KA DHACAY DULEEDKA MUQDISHO.

Next
Next

HAYADA XUQUUQUL INSAANKA EE AMNESTY OO…