QARAX KA DHACAY DULEEDKA MUQDISHO.

QARAX BAABUUR.

(MUQDISHO)-War hadda inaga soo gaaray duleedka magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho,qaraxa ayaa lalal beegsaday ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee GORGOR kuwaaso uu tababaray dalka Turkiga. Sida uu ina soo gaarsiiyey wakiil wareedka SB-Media ee magaladda Muqdisho qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Calamada oo u dhaw degaanada Ceelasha qaraxa ayaa ahaay Miinada dhulka lagu aaso waxa uuna burbur soo gaaray baabuurkii eey la socdeen ciidamadda GORGOR,goobtaan ayaa ah goob eey aad ugu xoogan yihiin kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab kuwooda isaqariya ee gaysta Qaraxyada iyo dilalka Qorsheysan.

SUUQBACAAD-MEDIA.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

Next
Next

WARGAYSKA THE GUARDIAN OO SHEEGAY…