WARAR GOOGOOS AH.
MARCUS RASHFORD.
(QAHIRO)-Seddex askeri kana tirsan ciidamadda booliska dalka Masar ayaa la dilay waxaane la dhawacay afar kale uun ku jiro askeri boolis ah shalay oo Jimca ahayd. Weearka ayaa ka dhacay magaaladda Kanaalka Suez ee gobolka Ismaaciiliyah,sidaas waxaa sheegay hayadaha amniga iyo kuwa caafimaadka.
(SAUDI ARABIA)-Xidiga reer Bortoqiis Cristiano Ronaldo ayaa saxiixay heshiis uu la galay naadi ka dhisian dalka Boqortooyada Sacuudiga lana yiraahdo Al-Nasr,sidaas waxaa shalay oo Jimca ahayd ku dhawaaqay Naadiga Al-Nasr. Heshiiska ayaa la rumaysan yahay inuu ku kici doono dhaqaale dhan in ka badan 200-Milyan oo lacagta Yuurada ah una dhiganta $214,530-Milyan oo doolarka Maraykanka ah. Cristaino Ronaldo heshiiska uu la galay Naadiga Al-Nasr ayaa ku eg June-2025-ka. Heshiiska ayaa ka dhacay magaaladda Real madrid ee dalka Isbayn.
(LONDON)-Naadiga Manchester United ee dalka Ingiriiska ayaa cayaaryahankooda uga ciyaaro weerarka Marcus Rashford ka joojiyey inuu naadiga u safto kulanka sabtida dhacaayo ee horyaalka Ingiriiska,waxa eyna Man-United kaga soo horjeesan doontaa naadiga Wolves,cayaartoyga ayaa loo ganaaxay sabab la xiriirto Edebta cayaartoyda ka tirsan Naadiga Man-United.
ISHA WARKA SBM-SOMALIA.