WAFDI CULUS OO GAARAY CAMAARA.

(SAWIRKA)-QOORQOOR.

(GAALKACYO)-Wararka ka imaanayo Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaayo in halkaasi ey gaareen wafdi heer sare uu hogaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Md.Axmed Cabdi Kaariye(QoorQoor) eyna ka mid yihiin Wasiirka G/dhiga iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ee DFS Md.Jaamac, AL-Cdaala, Senitar Saciid Siyaad iyo masuuliyiin kale oo ka kale tirsan Galmudug iyo DFS. Ujeedka safarka madaxdaan ayaa ah in halkaasi la gaarsiiyey maanta ciidamo ka tirsan XDS oo lagu xoojinaayo kuwii horay uga hawlgelaayey Koonfurta Mudug,wafdigaan ayaa safar dhulka ah waxa ey ku gaareen degaanka Camaara oo dhawaan laga xureeyey Alshabaab.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

LAFTAGAREEN OO KU DHAWAAQAY…

Next
Next

Waa Maxay dhibka ka jira Safaardda Soomaaliya ee Zambia?