WADAMADDA RUUSHKA,QADAR IYO TURKIGA OO KA HADLAAYO…
(SAWIRKA)-WASIIR KU XIGEENKA ARRIMAHA DIBADDA DALKA RUUSHKA SERGEY VERSHININ.
(MOSCOW)-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimha Dibadda dalka Ruushka Sergey Vershinin ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay iney socoto qeybinta hal milyan tan oo Qamadi ah oo loo diyaarinaayo wadamadda Qaaradda Afrika ee u baahan waane ey bilaabatay hawshaas. “Si kastaba,waa midey socdaan xiriirada hordhaca u ahaay kulanada heer khubara ah ee seddexda dal ee kala ah “Qadar,Ruushka iyo Turkiga”,sidaas waxaa Wakaaladda Wararka u Faafiso dalka Ruushka ee TASS u sheegay Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Ruushka Sergey Vershinin.
ISHA/AA.