MAXKAMADA GOBOLKA BANAADIR OO SOO GABAGABAYSAY…

(SAWIRKA)-GUDOOMIYAHA MAXKAMADA GOBOLKA BANAADIR GARSOORE SAALAX DABAAN.

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanayo magaala caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Maxkamadda Gobolka Banaadir iney maanta soo gabagabaysay dhegaysiga dacwad loo haystay afar masuul oo ka tirsan Haydda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee DFS,Maxkamada ayaa dacwadaan waxa ey u fariisatay sideed fadhi oo kala gedisan waxa uuna Guddomiyaha Maxkamada Gobolka Banaaadir Garsoore Saalax Dabaan sheegay in dacwdaan ey go’aan ka soo gaari doonto Maxkamada Gobolka Banaadir lagan dhex akhrin doono hoolka Maxkamada Gobolka Banaadir.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

UN-KA OO QEYLIYEY SHURUUCDA DALKA IRAAN EE…

Next
Next

WADAMADDA RUUSHKA,QADAR IYO TURKIGA OO KA HADLAAYO…