WAA KUMA MUXYADIIN DAQARRE?
(SAWIRKA)-MUXYADIIN DAQARRE.
(MUQDISHO)-Shalay waxaan idinla wadaagnay Qoraal aan kaga hadleeynay sarkaa sare oo tirsan kooxda Alshabaab oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho,sarkaalka la qabtay ayaa lagu magacaabaa Muxyadii Daqarre waxa uuna soo ahaay gacan yaraha Hogaamiyaha kooxda Alshabaab Axmed Diiriye (Abu-Cubeyda). Muxyadiin Daqarre oo in muddo ah ka tirsanaay Alshabaab soona galay gacanta DFS ayaa waxaa ka hadlay nin ka tirsan maamulka Galmudug si wanaagsane u yaqaano taariikhda Muxyadiin Daqarre,ninkaan ayaa waraysi waxa uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da,ma rabo inaan hadalkayga idinku dheereeyo ee fadlan Hoos ka akhrista oo Click-gareeya Link-ga.
ISHA/BBC.