URURKA MIDAWGA AFRIKA AYAA CAMABAAREEYEY…

African-Union20200209_2_40757632_51982464.jpeg

Ururka Midawga Afrika ayaa cambaareeyey talaabadii uu qaaday dalka Denmark ee saabsaneeyd sharciga qaxootiga ee uu ansixiyey baarlamaanka dalkaas,sharcigaas ayaa dalka Denmark u ogolaanaayo in dadka megangalyo ka codsaday dalka Denmark in macaamiladooda la geeyo dal banaanka ah qaaradda Yurub.”Sharcigaan ayaa meel marinaayo in dibadda ama ka fog xuduuda Denmark la geeyo kuwa megengalyo doonka ah macaamiladooda,Denmark waxay go’aansatay ineey codsiyadda difaaca caalamiga ah la geeyo meel bananka ka ah xuduudkeeda taasoo Denmark masuul ka tahay maaliyadda ku bexeyso”sidaas waxaa yiri Ururka Midawga afrika.XIGASHO ANADOLU.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

TALYANIGA OO YURUB KU CADAADINAAYO INEEY…

Next
Next

SOOMAALIYA OO KA AAMUSTAY….