URURKA ISLAMKA OO SOO SAARAY BAAQ.

(SAWIRKA)-KHARTUM.

(ANKARA)-Xoghayaha guud ee Ururka Islamka (OIC) Xiseen Brahim Taha ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socdo dalka Sudaan,dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamadda dawladda iyo ciidamo uu hogaaminaayo Xumeyti oo horay loogu yaqiinay JANJAWIIT. Qoraal uu soo saaray Xoghayaha Ururka Islaamka Taha ayaa baaqiisa ku deray in labada dhinac is hor fadhiistaan wada hadalne ku soo dhammaystaan khilaafkooda,dhinaca kale,warar ayaa sheegaayo inuu jiro qorshe dibadda Sudaan laga soo agaasimay lana doonaayo in dalka Sudaan looga horistaago inuu u gudbo Dimuqaraadiyada.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

TOOGASHO DAD LAGU DILAY OO KA DHACDAY…

Next
Next

ALSHABAAB OO ISKU KHILAAFAY…