TOOGASHO DAD LAGU DILAY OO KA DHACDAY…

(SAWIRKA)-GOOBTA WEERARKU UU KA DHACAY.

(DADEVILLE)-Wiil uu dhammad u joogay dugsiga sare heshiisne la saxiixday Kuleej inuu cayaari doono kubadda cagta Maraykanka,wiilkaan ayaa waxa uu ka qeybgelaayey xaflad dhalashada walaashiis oo 16-jirsatay,waxaane xaflada la sameynaayey habeenimadii Sabtida saacadu markeey ahayd 10:34-habeenimo gudaha gobolka Alabama ee dalka Maraykanka. Dad aan la aqoonsan kuwa ey yihiin ayaa rasaas ooda kaga qaaday dadkii joogay xafladda dhalashada loogu dabaal degaayey waxaane ku geeriyooday 4-qofood uu ku jiro walaalkeed waxaane ku dhaawacmay ilaa 15-qofood oo kale una badan dhallinyaro xaflada dhalashada u timid

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAB QABSADAY DHISMO KU YAALO DUBAI…

Next
Next

URURKA ISLAMKA OO SOO SAARAY BAAQ.