URURKA AL-QACIDA OO YEELASHAY…

QARAMADA MIDOOBAY.

(QAHIRA)-Hawlgab ciidan ahne xagjir reer Masar ah loona malaynaayo ineey saldhig u tahay dawladda Iraan, haddana diyaar u ah inuu qabto hogaanka ururka Al-Qaacida, warbixin ku saleysan sirdoon kuna saabsan howlgabkaan eyna soo saartay Qaramada Midoobay ayaa loo qeybiyey wadamadda xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Sayf Al-Adel, waa 62-jir in mudda ah u janjeeray kooxaha xagjirka jeclaayne inuu mar uun hogaanka Al-Qaacida kala wareego hogaamiyihii hore ey dishay dawladda Maraykanka ka dib markii lagu weeraray diyaaradaha Drones-ka gudaha caasimadda Kaabuul ee dalka Afgaanistaan sannadkii tegay. Dhinaca kale,ururka Al-Qacida ayaan weli si rasmi ah ugu dhawaaqin xaqiijine in Sayf yahay hogaamiyahooda cusub ee ururka Al-Qaacida.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

BAARLAMAANKA OO U FURMI WAAYEY KOORAM...

Next
Next

MUHAJIRIINTA BARIGA AFRIKA OO KORDHAY.