MUHAJIRIINTA BARIGA AFRIKA OO KORDHAY.

ANTONIO VITORINO MADAXA (IOM).

(NAIROBI)-Tiro dumar iyo caruur ah ayaa ka haajiro bariga Qaaradda Afrika,muhajiriintaan u socdaalo wadamadda Gacanka ayagoo sii maraayo dalka Yeman. waxaane si macna weyn leh kor ugu kacay tirada muhaajiriinta taasne waxa ey sababtay in la siiyo ahmiyad gaar ah,sidaas waxaa sheegay hayada socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay(IOM). Safarkaan khatarta ah ee looga soo ambabaxaayo dalalka Soomaaliya,Jabuuti iyo Itoobiya ee lagu adayo dalka Yeman looguna yeero”Wada Bari ee Muhaajiriinta”ayaa korodhay 64% sannadadii la soo dhaafay,dadkaan ayaa raba ineey helaan nolol dhaanta noloshii ey ku haysteen dalalkooda.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

URURKA AL-QACIDA OO YEELASHAY…

Next
Next

TAHRIBAYAL KU DHINTAY XEEBAHA LIBIYA.