UNICEF OO KA DEYRISAY CUNTO XUMIDDA HAYSATA CARUURTA CAALAMKA.

(SAWIRKA)-CUNTO XUMI HAYSATA CARUURTA ADDUUNKA.

(PARIS)-In ka badan hal ayaa afartii caruur ah ee kasta ey da’adoodu ka yar tahay shan sano kuna nool adduunka waxaa haysta Cunto Xumi aad u daran,waxaane ka digtay UNICEF oo sheegtay in taasi macaheedu ey tahay in, in ka badan 180-Milyan oo Caruur ah ey halis ugu jiraan iney la kulmaan saameyn xun oo dhinaca Koritaankooda ah ama iney horumar ka sameeyaan koridda jirkooda. “Farqiga daran ee cuntada Caruurta ayaa qeexaayo in Caruurta ka badbaaday cunto yaridda ba’an ey tiro ahaan yar yihiin,sidaas darteed waxay cunayaan oo kaliyah laba ama in ka yar oo koox Cunto ah”. Harriet Torlesse oo ah Hogaamiyaha wax ka qoray warbixinta cusub ey UNICEF daabacday goor dambe oo maanta oo Arbaca ah ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee AFP.

ISHA/YAHOO.

SII AKHRI.

Previous
Previous

RW-XAMSA OO LAKULMAY DHIGIISA K/KOONFUREED.

Next
Next

PUNTLAND OO CABURINAYSA SAXAAFADDA.