UN-KA:MUDDO KORDHIN LOO SAMEEYNAAYO AMISOM.

(UN)-KA:Hawlgalka Midawga Afrika ee Soomaaliya loona yaqaano(AMISOM) ayaa lagu wadaa in loo kordhiyo muddo seddex bilood ah sii joogitaankooda Soomaaliya taasoo ku eg sodon iyo kowda bishaan diseemba(31/12/2021)-ka,ujeedada laga leeyahay waqti kordhintaan ayaa lagu sheegay ineey tahay in fursad la siiyo qeybaha kala duwan eey quseeyso arrintaan si eey uga sii wada hadlaan mustaqbalka ciidamadda jooga Soomaaliya haddii golaha amaanka u codeeyo habeenka Arbacadda.ISHA DN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MUHAAJIRIIN KU HOOBATAY XEEBAHA LIIBIYA.

Next
Next

ITOOBIYA:DAGAALKA ITOOBIYA IYO DRONES-KA.