UK OO TABABAR SIIN DOONTO CIIDAMADDA SOOMAALIYA.

(UK):Boqolaal ka tirsan ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee dalka Ingiriiska ayaa loo diyaarinaayaa in loo diro dalka eey faraha ba’an ku haayaan kooxaha xagjirka ah ee Alshabaab iyo Daacish ee Soomaliya bilo gudahood si eey uga caawinaan la dagaalanka argagixisada.Ciidamadda dhulka ee dalka Ingiriiska ayaa kor u qaadi doono tababarada ciidamadda gaark ah ee Soomaaliya sideey cagta u marin lahaayeen kooxda ku xiran alqaacidda ee Alshabaab iyo kooxda Dacish.Saraakiil ka socoto dalka Ingiriiska ayaa gobolka geeska Afrika horey u sii joogtay waxa eeyn qorsheeynaayaan hawlgalo ka dhan ah kooxaha argagixisada waxaane filaa in hawlgaladaas dhacaan dhammaadka Guga sannadka 2022-ka.XIGASHO WKAALADAHA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SAFIIR AUSTRIA U DHASHAY KUNA LUG YESHAY DILKII JAAJUUSKI RUUSHKA EE LONDON.

Next
Next

MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN SAARAY 6-IRAANIYIIN AH.