TURKIGA:WADAMADDA AFRIKA OO IIBSAN DOONO DRONES-KA TURKIGA.

(TURKIGA):Dalka Turkiga waxa uu shir uga socday madax ka socotay qaarada afrika iyo dawladda Turkiga,shirkaan ayaa waxa diiradda lagu saaray xiriirka ka dhexeeyo wadamadda afrika iyo dalka Turkiga haddii eey ahaan lahayd dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha waxaane ka qeybgalay madaxweynayaal iyo masuuliyiinsar sare oo afrika ka socday,shirka ayaa hadda u gudbay waji kale kaaso diiradda lagu saaro sidii wadamadda afrika ee daneeyo teknoolojiyadda Turkiga ee dhinaca ciidamada ah eey uga faa’iidaysan lahaayeen,arrintaan horumarinta qalabka ciidamadda wadamadda afrika aaya ah mid Turkigu ku doonaayo inuu suuq fiican ka helo qaaradda afrika sida hadaba dhacday oo Drones-ka uu sameeyo Turkiga ayaa waxaa iibaday dalka Itoobiya oo dagaal kula jiro jabhadda TPLF-ta,waxaane dhici karta in wadama kale eey ka mid tahay Soomaaliya iibsadaan Drones-ka Turkiga sameyo kuwaaso waqti sii horeeyey lagu qabtay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho balse lagu sheegay in loo isticmali doono waraabinta beeraha balse hadda la ogaaday in gudaha garoonka diyaaradaha uu tababar uga socdo dadkii isticmaali lahaay.ISHA DS

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

SUURIYA:DHIBAATOOYIN HAYSTA DUMARKI IYO CARUURTI DAACISH.

Next
Next

CUMAAN:MARKAB WEDAY DAROOGO OO KU….