SUURIYA:DHIBAATOOYIN HAYSTA DUMARKI IYO CARUURTI DAACISH.

(SUURIYA):Tobanaan kun oo ah xubno horay uga tirsanaay kooxda Daacish ayaa maxaabiis ku ah waqooyi-bari dalka Suuriya una baahan in la maxakamdeeyo amaba dib loogu celiyo dalalkii eey ka yimaadeen iyo in la xagjirsiiyo sida eey sheegeen heyado dhinaca amniga ah.Baarayaal ka socday Machadka ROYAL UNITED SERVICES ayaa ku dooday in xaaladda hadda jirtaa ee ah in sodon kun(30,000)-qofood oo dad waaweyn ah iyo afartan kun(40,000)-caruur ah kana soo kala jeedo lixdan dal lagu haayo xerooyin iyo xabsiyo eey maamulaan xoogaga kurdiyiinta Suuriya,dadkaan ayaan u adkaysan karin xaaladda eey hadda ku sugan yihiin ee ah mid aad u dhib badan waxa eyna u baahan yihiin xoogag caalami ah oo xal u hela dhibaatada haysata.ISHA WAKALADAHA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

UEFA OO DIIDAN QORSHAHA FIFA.

Next
Next

TURKIGA:WADAMADDA AFRIKA OO IIBSAN DOONO DRONES-KA TURKIGA.