TURKIGA OO WEERARAY FARIISIMO…

(SAWIRKA)-DIYAARADAHA DAGAALKA TURKIGA OO WEERARAY MALEESHIYAADKA KURDISKA.

(ANKARA)-Wararka ka imaanayo dalka Turkiga ayaa sheegayo in ciidamada dalka Turkiga ey weerar ku qaadeen fariisimo ey leeyihiin maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suriya,weerarka ayaa waxa uu dhacay habeenkii xalay waxaane ugu yaraan weerarkaasi lagu dilay ilaa 14-maleeshiyo oo Kurdiyiinta reer Suriya ah,colaad u dhexeyso Kurdiyiinta iyo dawladda Turkiga ayaa sii xoogaysatay ka dib markii Bam gaari lagu soo xiray uu ku hor qarxay saldhig boolis una dhaw xarunta baarlamaanka dalka Turkiga. Dalka Turkiga ayaa in mudda ahba waxa uu dagaal adag kula jiray PKK iyo YPG oo ah ururo mucaarad ku ah dawladda Turkiga muddo aad u dheer,ururadaan ayaa raba iney ka go’aan dalka Turkiga noqdaane dawlad madax banaan.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKJRISO.

Previous
Previous

URURKA MIDAWGA AFRIKA OO TAAGEERAY…

Next
Next

QARAX KA DHACAY MUQDISHO IYO ISBTAALKA MARTINI OO GUBTAY.