TURKIGA OO SOO BADBAADIYEY DAD DHAN…

MUHAJIRIIN DIB LOOGU SOO CELIYEY TURKIGA.

(ANKARA)-Dalka Turkiga waxaa tago dad ka soo kala jeedo Bariga dhexe iyo Qaaradda Afrika kuwaaso ujeedkoodu yahay ineey ka tahriibaan si ey u garaan Qaaradda Yurub ayagoo aan fiirineyn jawiga waqtigaas ka jiro halka ey socdaalayaan,waxaane jirto dhibaato kale oo aad xun haysatana tahriibayaasha isaga goosha dalalka Turkiga iyo Giriiga,dhibaatada ayaa ah in ciidamadda ilaada xeebaha dalka Giriiga ey dib u soo celiyaan tahribayaasha halkii ey badbaadin lahaayeen. Hadaba dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyey 384-qofood oo ah muhaajiriin aan sharci ahayn shalay oo Isniin ahayd,dadka la soo badbaadiyey ayaa waxaa ka mida dad si sharci dara ah uu dalka Giriiga dib ugu soo celiyey dhul badeedka dalka Turkiga sida laga soo xigtay ilaaladda xeebaha dalka Turkiga.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QOYSKA CALI DAEI OO XOOG LOOGA DEJIYEY…..

Next
Next

9-QOFOOD OO KA TIRSAN DAACISH OO…