TURKIGA OO LAGU XIRAY 22-QOFOOD OO AJNABI AH.

(SAWIRKA)-BOOLISKA LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA DALKA TURKIGA.

(ANKARA)-Ciidamadda booliska dalka Turkiga ayaa xabsiga dhigay 22-qofood oo ah Ajnabi kuwaaso lala xiriirinaayo iney ka tirsan yihiin Ururka aragagixisada ee Daacish/ISIS waqtigii uu socday hawlgalka lagu baacsanaayey aragaixisada eyna qaadeen ciidamada la dagaalanka argagixisada gudaha magaaladda caasimadda ah ee Ankara,sidaas waxaa laga soo xigtay ilo amni maanta oo Isniin ah(10/7/23)-ka. Hayadaha amaanka dalka Turkiga ayan sheegin dadkaan la soo xiray wadamadda ey ka soo jeedaan iyo tirada dhabta ah ey yihiin,wararka qaar ayaa sheegaayo in dad la soo qabtay lana xiray tiradooda ka badan tahay inta dawladda Turkiga sheegtay.

ISHA/AA.

HALKAN AK SI AKHRISO.

Previous
Previous

GAMBIYA OO DIB U SOO CELISAY DADKEEDA.

Next
Next

TALYANIGA IYO LIBIYA OO KU HESHIYEY…