TALYANIGA IYO LIBIYA OO KU HESHIYEY…

(SAWIRKA)-SHIRKADA DIYAARADAHA DALKA TALYAANIGA.

(ROME)-Duulimaadyada Ganacsi ee u dhexeeyo wadamada Talyaaniga iyo dalka uu burburiyey dagaalka ee Libiya ayaa lagu wadaa inuu dib u bilawdo bisha Sebtembat-2023-ka ka dib markii xukuumada Talyaaniga ey isku raacday in laga qaado xayiraada dhinaca duulimaadyada ah ee saarnaay dalka Libiya muddo dhan toban sano,sidaas waxaa shalay sheegay mid ka mida hogaamiyeyaasha isku haayo hogaanka dalka Libiya maanta oo Axad ah.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

TURKIGA OO LAGU XIRAY 22-QOFOOD OO AJNABI AH.

Next
Next

TAHRIIBKU WAA SHIRQOOL.