TURKIGA OO DADAAL DIBLOMAASI KA WADA …

(SAWIRKA)-KULANKII LONDON.

(LONDON)_Wararka laga helaayo caasimadda dalka Boqortooyada Ingiriiska ee London ayaa sheegaayo in Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa maanta oo Arbaca ah(22/11/23)-ka hormuud ka ah dadaalo diblomaasiyadeed oo nabad loogu raadinaayo Marinka Gaza isagoo wada hadalo kula yeeshay Boqortooyada Ingiriiska masuliyiin sare. War rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu muujiyey joogitaanka Wafdiga ka socdo dalka Turkiga ee maglaadda London iyo waxyaabihii ey Fidan kala hadleen Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ingiriiska David Cameron,dhinaca kale,Wasiir Fidan ayaa wada hadalo xasaasi ah waxa uu la yeeshay dhigiisa Ururka Iskaashiga Islaamka(OIC) iyo Ururka Jaamicadda Carabta.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAANAD OGAYN OO KA DHEX DHACAY BAARLAMAANKA PUNTLAND?

Next
Next

XAALKA PUNTLAND IYO MAANTA OO ARBACA AH.