TORNADO OO KU DHUFATAY ONTARIO ONTARIO IYO QUEBEC OO EY KU DHUFATAY TORNADO.

(KANADA-ONTARIO)-Magaalooyin ka mida dalkaas Kanada ayaa waxaa ku dhufatay dabaysha TORNADO waxa eeyna si gaar ah ugu dhufatay goboladda Ontario iyo Quebec waxaane la soo sheegaa in halkaas eey ugu yaraan ku dhinteen dad gaaraayo 8-qofood gudaha gobolka Quebec waxaane weli socda nadiifinta dhulkii eey dabaysha jejebisay maalintii shalay oo Sabti ahayd. Dabaysha Tornado ayaa sababtay in korontada ka go’odo dhammaan dadka degan koonfurta gobolka Ontario iyo gobolka Quebec,hayadda kanada u qaabilsan degaanka ayaa maanta oo Axad ah sheegtay in Tornado kale ku soo fool ledahay bariga gobolka Quebec magaalooyin ku yaalo iyo gobolo kale oo ka mida dalka Kanada eeyna ka mid yihiin Beauce iyo Montnagny-L’islet.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

HAYADDA QAXOOTI CAALAMKA OO KA HADASHAY…

Next
Next

WADAMADDA AFRIKADA BARI OO MARTGELIYA…