TOOGASHO KA DHACDAY MARAYKANKA.

GOOBTA EY KA DHACDAY TOOGASHADA.

(LOS ANGELES)-Ugu yaraan seddex qofood ayaa lagu dilay waxaane lagu dhaawacay afar qofood oo kale ka dib markii ey toogasho ka dhacday gudaha Beverly Crest ee magaaladda Los Angeles waqti hore maanta oo Sabti ah,sidaas waxa sheegay maamulka Los Angeles. Maamulka Los Angeles ayaan bixin wax macluumaad dheeri ah kuna saabsan qofka la tuhmaayo inuu gaystay toogashada mana jirto wax cabsi ah oo laga qabo ineey soo wajahdo dadka degaanka,toogashada ayaa dhacday (2:30)-subaxnimo ee maanta sida laga soo xigtay hayadaha amniga.

ISHA WARKA EYEWITNESS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DEG DEG: WASIIRAD LAGU DILAY MUQDISHO.

Next
Next

SHIRKA BRUSSELS EE BISHA SOO SOCOTO MAXAA…