TOOGASHO KA DHACDAY IOWA.

BOOLISKA IOWA.

(USA)-Seddex qofood oo hal qoys ah ayaa lagu dilay toogasho ayagoo ku sugan teendho ku tiil goobta baabuurta la dhigto ee bariga Iowa maanta oo Jimca ah,ninka la tuhunsan yahay ee hubaysnaayey ayaa isna dhintay ka dib markii uu isaga is toogtay.Sarkaal boolis ah ayaa ku baxay goob eey ka dhacday toogasho oo ahayd meel baabuurta la dhigto ka hor 6:30-AM ,qeybta dembi baarista ee Iowa ayaa sidaas ku sheegay war ey soo saartay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SHIRKII EAC UGA SOCDAY ARUSHA OO LA ….

Next
Next

AGASIMAHA CIA-DA OO KA HADLAY…