SHIRKII EAC UGA SOCDAY ARUSHA OO LA ….
EAST AFRICA COMMUNITY.
(ARUSHA)-Magaaladda Arusha ee dalka Tanzania ayaa waxaa ka dhacay shir u gaar ah wadamadda Bariga Afrika bulshadooda,wadamadaan ayaa waxa eey ka kooban yihiin todobo dal oo kala ah{Kenya-Burundi-Tanzania-Uganda-Rwanda-Democratic Republic of Congo-South Sudan-} waxaane shirka ku marti ahaay dalka Somalia oo danaynaayo ka mid noqoshada urur goboleedkaan ganacsi. Shirka maanta u furmay madaxda dalalka todobada ah ayaa waxaa ka horeeyey shir eey yeesheen wasiiradda dalalka xubnaha ka ah ururkaan kaaso bilawday1/3/2022 ilaa 30/6/2022-ka,waxaane shirkaan golaha wasiiradda lagu diyariyey ajandaha qodobada eey ka hadli doonaan madaxda dalalka ka qeybgalay shirkii maanta oo laga soo saaray warmurtiyeed.
ISHA WARKA SBM.