TOOGASHO KA DHACDAY GOBOLKA WISCONSIN.

BOOLISKA MILWAUKEE.

(MILKAUKEE)-Nin ayaa lagu toogtay magaaladda Milwaukee ee gobolka Wisconsin ee dalkaasi Maraykanka,toogashadaan ayaa waxaa la sheegaa inuu gaystay askeri ka tirsan ciidamadda booliska kaaso cayrsanaayey baabuur gudaha magaaladda Milwaukee,waxaane dhacday in ninkii wedey gaariga booliska caysanaayey uu ka soo baxay gaarigi ka dibne uu rasaas ku furay askartii cayrsaneysay,sidaas waxaa sheegay boolika.Hudson waa gabar 22-sano jir taagneedne meel gees ah halka wax ka dhacayeen waxaane halkeedii ugu tagtay xaba haboob ah habeenkii xalay oo Jimca ahayd sida uu sheegay booliska.Masuliyiinta degmada Milwaukee ayaan aqoonsan isla markii xabad ku dhacday Hudson ineey tahay midee rideen ciidamadda booliska iyo ineey tahay miduu riday shaqsiga xabadeeyey booliska.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

70-SANO KA DIB MAXAA DHACAY?

Next
Next

MALAYSIYA OO LAGU XUKUMAY XAASKII….