TOOGASHO KA DHACDAY DENMARK.

TALIYAHA BOOLISKA COPENHAGEN.

(COPENHAGEN)-Booliska dalka Denmark ayaa sheegay in dad kala gedisan ku dhinteen toogasho ka dhacday goob laga suuqaysto gudaha magaaladda Copenhagen caasimadda dalkaasi Denmark,”waxaa loo xiray hal qof oo lala xiriirinaayo toogashada dhacday”waxa sidaas ku dhawaaqay booliska oo toogashada dhacday qofkii gaystay ku sifeeyey DAMBIILE da’adiisu dhan tahay 22-sano una dhashay dalkaasi Denmark.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY GOBOLKA OHIO.

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY DALKASI MARAYKANKA.