TOOGASHO KA DHACDAY DALKASI MARAYKANKA.

(TEXAS)-Sida uu sheegay booliska maanta oo Axad ah nin hubaysan ayaa waxa uu dilay laba qofood waxa uuna dhaawacay afar kale kuwaaso eey ku jiraan seddex askeri oo boolis ah ka hor inta aan la dilin ninkii hubaysnaay,ninkaan la dilay ayaa deganaay halka loo yaqaano Dalas-Fort Worth. Taliyaha booliska ee magaaladda Haltom Det.Matt Spillane ayaa sheegay in dadka ku dhaawacmay toogashadii dhacday shalay fiidkii oo Sabti ahayd kuma jiro qof ka mida oo eey liidato xaaladiisa caafimaad.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY DENMARK.

Next
Next

NEW ZEALAN OO ARAGAGIXISO U AQOONSATAY URUR KA JIRA..