TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

GOOBTA EEY KA DHACDAY TOOGASHADA.

(WEST MIFFLIN)-Seddex qofood eey ku jiraan laba dhallinyara ah ayaa ku dhaawacmay ka dib markii rasaas lagu fUray goob eey ka socotay madadaalo koonfUr bari magaaladda PittsbuRgh ee gobolka Pennsylvania ee dalkaasi Maraykanka waqti dambe maalintii shalay oo Sabti ahayd,goobta la xabadeeyey ayaa waxaa ka socotay xaflad loogu dabaal degaayo “HALLOWEEN”.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHR.

Previous
Previous

NIN LOO SOO QABTAY DILKII…

Next
Next

DAD LAGU MASJID KU YAALO NAYJERIYA.