NIN LOO SOO QABTAY DILKII…

WARIYE DE VRIES.

(HAGUE)-Xeerbeegsi u dhalatay dalka Holland ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in nin 30-jir ah oo lagu tuhmaayo inuu qeyb ka ahaay dilkii loo gaystay wariye reer Holland oo ka hadli jiray dembiyadda eey xirtay dawladda Poland.De Vries oo ahaay wariye caan ka ah dalka Holland ayaa waxaa lagu toogtay magaaladda Amesterdam bishii Juulay-6-2021-kii,weerarkaas ayaa wariyaha waxaa ka soo gaaray dhaawac halis ah kaaso wariyaha uu u geeriyooday sagaal maalin ka dib.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY ISKUUL KU YAALO…

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.