TOOGASHO KA DHACDAY DALKA KANADA.
GOOBTA EEY KA DHACDAY TOOGASHADA.
(TORONTO)-Nin ayaa toogasho ku dilay askeri tarafika ah waqti uu ku jiray fasax gaaban uu ku cunaayey qadadiisa magaaladda Toronto ee caasimadda gobolka Ontario ee dalka Kanada.Ninka toogtay askeriga taraafikada ah ayaa sidoo kale waxa uu dilay qof kale waxa uuna dhaawacay dad kale aan la sheegin tiradooda maalintii shalay oo Isniin ahayd ka hor inta aanuu boolisku raadin ninka la tuhmaayo inuu gaystay toogashada kaaso ugu dambayntii lagu dilay meel u dhaw qubuuro sida eey sheegeen masuuliyiinta reer Kanada.
ISHA WARKA AP.