ASKERI CADIIN AH OO KA SOO MUUQDAY….
RUCH Jr.
(USA)-Askeri cadaan ah kana tirsan booliska gobolka Filadelfiya ee dalkaasi Maraykanka ayaa noqday mid walaacsan ka dib markii uu ogaaday ninka weday Mootada ee uu toogashada xun ku dilay isagoo ceyrsanaayo markii uu Mootada ku weday xawaare sare inuu ahaay nimaan hubaysneeyn sidaas waxaa yiri sarkaal hore oo gaystay dil darajada seddexaad ah waxa eeyna dacwadiisa ka bilaabatay gobolka Filadelfiya maanta oo Talaada ah.
ISHA WARKA AP.