TOOGASHO KA DHACADAY LEWISTONE.

(SAWIRKA)-QOFKA GAYSTAY WEERARKA.

(LEWISTON-MAINE)-Wararka ka imaanayo degmada Lewiston ee Gobolka Maine ayaa sheegaayo in nin hubaysan uu rasaas ku furay goob lagu cayaaro iyo baar wada jira,meesha mashaqadu ka dhacday ayaa ah degmada Lewiston waxaane ku geeriyooday weerarkaasi sida la soo sheegay dad gaaraayo ilaa 16-qofood. Degmada Lewiston ayaa ah degmada ugu weyn degmooyinka Gobolka Maine ee dalka Maraykanka,weli ma jirto warbixin toos ah oo laga helaayo goobta ey wax ka dheceen,si kastaba wixii soo kordhaba waa idinla wadaagi doonaa.

ISHA/AP.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ITOOBIYA OO KA LAABATAY MAWQIFKEDI HORE.

Next
Next

XILDHIBANAD SAHRA JAMAC OO LAGA SAARAY…