TIRADA DHIMASHADA IYO DHAAWAC OO LA SOO SAARAY.

(SAWIRKA)-QOYS EHELKOODA KU WAAYEY DAGAALKA GAZA KA SOCDO.

(GAZA)-Wararka laga helaayo dagaalka u dhexeeyo Xarakada Xamaas iyo Ciidamadda Difaaca Isra’iil(IDF) oo galay maalintiisii 19-aad ayaa sheegaayo in halkaasi ey weli ka socoto duqeyntii dhinaca cirka ahayd ey gaysanayeen diyaaradaha Isra’iil,warbixin qoraal ah uu saaray Wargayska Al-Arab AL-Jadeed cadadkiisii soo baxay maanta oo Khamiis ah ayaa soo daabacay Tirada dhimahsada iyo Tirada Dhaawaca ee dadka reer Falastiin waane sidan: Tirada Dhimashada waa 7028-qofood guud ahaan waxaa Caruur ah 2707,waxaa Dumar ah 1584-qofood,inta soo hartay waa dad isku dhaf ah, Tirada Dhaawaca ah waa 17,439-qofood,ogow tiradaan waa intii la soo helay ayagoo Meyd ah amaba ayagoo dhaawac waxaane dhici karta in tira kale oo meydad ah iyo dhaawac ey ku hoos jiri karaan dhismayaasha soo dumay

ISHA/ARAB.

Previous
Previous

SOOMAALIYA OO GUUL DARAYSATAY INEY…

Next
Next

COLUMBUS: XUKUN KU DHACAY DILAAGI DILAY IMAM MAXAMED.