TIRADA DADKA HUBAYSAN EE MARAYKANKA.

QAADASHADA HUBKA EE DALKA MARAYKANKA.

(USA)-Dalka Maraykanak waxaa ka dhaca dilal kala gedisan ey gaystaan dad hubaysan,dadkaan hubaysan ayaa waxa ey qaarkood haystaan aqoonsiyo u ogolaanaayo ineey qaadan karaa hubka kiisa fudud(BASTOOLADAHA),hadaba tirakoob la sameeyey ayaa sheegay in ugu dhawaan lix milyan oo dad waa weyn ah una dhashay Maraykanka heystaan hub maalin kasta sannadkii 2019-kii,waxaane la sheegaa in tiradaas tahay mid laba laabantay marka loo fiiriyo tirada dadka haysto hubka ee Maraykanka ah sannadkii 2015-kii.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HAYADA XUQUUQUL INSAANKA EE AMNESTY OO…

Next
Next

DAGAAL CULUS OO KA DHACAY QAAYIB.